Wararka ka imanaya Gobolka Hiiraan aya sheegaya in waaberigii hore ee saakay uu ka qarxay duleedka Galbeed ee Magaalada Beledweyne Xarunta Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay u ambabaxaan Magaalada Jeddah ee dalka...
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Kolonyo ay leeyihiin Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Caawa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta...
Madaxweynaha dalka Tanzania, Marwo Saamiya Suluhu Xasan iyo wafdi ay horkacayso ayaa waxaa ay Maanta talaado ah ka degeen Garoonka Caalamiga ee...
Guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka musuq maasuqa ee Soomaaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay Guddoomiyaha iyo guddoomiye Ku Xigeen guddiga....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada....
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland. Kulankan oo ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo oo ka soo tala bixiya xal ka gaarista khalalaasihii ka...