Shirka Golaha wada tashiga Arimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah DFS oo uu...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in dowladda Federaalka diyaarisay qorshaha lagu sugayo amniga doorashada dalka ka dhaceysa oo...
Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13 bishan, ayaa xaqiijiyey in maydkiisii laga helay meel duur ah oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay Magaalada Muqdisho kulan la qaatay xubno ka mid ah Midowga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa is kulul uga hadashay weerar duqeyn oo Ciidamada Israa’iil la bartilmaameedsadeen Xarunta hay’adda Bisha Cas ee Qatar ee...
Shirkii Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka furmay Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Sabti ah, xarunteeda Caasimadda Muqdisho, lagu qabatay xaflad lagu sagootinayay Mudane Qin Jian,...
Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa waxay ku...
Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Goor dhow waxaa uu si rasmi ah...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo ambabaxay Jowhar ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada...