Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan Dag-dag ah isugu yeeray shirka khamiislaha ee hoggaamada iyo fadhiyada madaxa...
Faah faahino ayaa laga helayaa qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta ka kala dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir ee Gobolkaan Banaadir,...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa gelinkii dambe ee galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka...
Waxaa galabta Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya uu darawal Mooto Bajaaj ku dilay wadada dheer ee u dhexeeysa Isgoyska Jubba...
Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaran ee dalka Nigeria ayaa waxaa ay xilli hore oo Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqeen Natiijada...
Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay dilal qorsheysan ka geysatay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa, waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa inay gaaraan magaalada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka ‘Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga, kadib markii Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulan...