Dab xooggan ayaa qabsaday Xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, dabkaasi oo dhowr saacadood oo xiriir...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta ka furmaya Shir wadatashi ah oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku casuumay madaxdii hore...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay madaxda talada haysa iyo madaxdii hore si ay uga soo...
Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Civil Aviation ayaa war saxaafadeed ka soo saartay shilkii diyaaradeed ee duhurnimadii Maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan...
Diyaarad ay leedahay Shirkadda diyaaradaha ee Hala Airlines ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, diyaaradaan ayaa waday...
Ra’iisul Wasaareyaashii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo mar soo noqday Madaxweynaha Puntland ayaa War...
Dalka Cambodia oo ah waddan khibrad xanuun badan ka dhaxlay Duqeyntii Mareykanka u adeegsaday Bambooyinka Clusterka muddo haatan laga joogo Nus Qarni...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay khilaafyada siyaasadeed ee ka jira dalka oo qaarkood sababay in dagaalo...
Ciidamada Mareykanka ayaa 3 duqeyn oo ay ku dileen 10 ka tirsan Al-Shabaab waxa ay ka fuliyeen meel u dhow degmada Afmadow...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Mareykanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee gobolka...