Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland ee lagula dagaalamayo...
Rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa habeenimadii xalay aheyd weerar kusoo qaaday Bar koontarool oo ciidanka ammaanka dowladda Federaalka ku leeyihiin...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo galabdhicii galabta ka dhacay guryaha saraakiisha ee ku yaalla agagaarka Xarunta...
Dagaal u dhexeeyay ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Gerileey ee ka tirsan Gobolka Gedo, waxaana dagaalkaas...
Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shirka u dhexeeyay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, madaxdii hore iyo iyo siyaasiinta dalka, shirka ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa kulan kula qaatay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray...
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Decale ayaa waxaa maalintii labaad ka socda shir wadatashi ah ay isugu yimaadeen Madaxda dowladda Federaalka, Madaxdii...
Shir u dhexeeya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaareyaashii hore ee dalka,...
Wasaaradda arrimaha Dibedda ee dalka Suudaan ayaa ganafka ku dhufatay Bayaankii ka soo baxay shirkii ay Guddiga Urur-Gobaleedka IGAD ugu qaabilsan xalinta...
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlaayay xaflad ka dhacday magaalada Nairobi ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u jeediyay eedeyn la xiriirta dagaalka...