Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa Maanta oo sabti ah lagu soo gaba-gabeeyay doorashada kuraasta Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xukuno isugu jiray dil toogasho ah iyo xabsi oo lagu riday Askar ka tirsan Ciidanka AMISOM...
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan koox hubeysan oo gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan Warshada Caanaha ku dilay Askari...
Turkiga ayaa billaabay dhaqangelinta go’aan muwaadiniinta u dhashay dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Yemen u diidaya inay u dhoofaan waddanka Belarus iyaga oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed oo ay ka...
Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inay Maanta oo sabti ah ay ka dhacdo doorashada lagu dhameystirayo kuraasta...
Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay aheyd agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil dhalinyaro ah iyo Darawal la sheegay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa safar dhulka ah goordhaweyd...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee...