Wiil dhallinyaro ah oo caan ah magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa habeenimadii xalay aheyd fal dhaawac ah loogu geystay Beerta Banaadir...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta booqasho ku tagay deeegaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose oo dhawaan...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa kulan la qaatay dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, kadib markii Shariifka uu...
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo lagu mamnuucay in waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta shaacisay Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka shahaadiga...
Magaalada Makah ee Dalka Sucuudiga oo ay ku sugan yihiin ku dhawaad 2 milyan muslimiin ah oo gudanayay acmaasha Xajka ayaa la...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay amar cusub oo ka dhan ah ajaaniibta Itoobiyaanka ah ee dhaqan gudaha magaalada Garoowe ee Xarunta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah iyo dadka Deegaanka ayaa xalay saq-dhaxe Howlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah ka...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay deegaano dhowr ah oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha...