Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 20 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu ka dhacay bartamaha magaalada Basra ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman....
Warar dheeraada h ayaa kasoo baxaya Carruur walaalo ah oo Maanta meydkooda laga helay duleedka Muqdisho, kadib baadi goob saacado qaatay oo...
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dagaal xoogan oo u dhexeeyey Ciidamada dalka Kenya &...
Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacaday Sabtidi. Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay...
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen...
Waxaa saakay xaafada Kurdamac oo ka tirsan degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir lagu arkay Meydka nin la dilay oo xirnaa dareeska ay...
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka...
Wararka aan ka heleyno Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay xilli dambe uu halkaasi ka dhacay...
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ayaa sheegay in la baabi’iyey natiijada doorashada kuraasta HOP154 iyo HOP103 oo ka dhacday...