Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay Albaabada u laabtay Tarminaalka Garoonka Aadan Cadde ay kazoo degtaan Ajaanibta iyo shaqaallaha qaramada Midoobey ...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland ee SEIT ayaa shaaciyay Guddiyada xulista Ergooyinka dooranaya lixda kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka...
Madaxweynaha ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii waxyeeladu kasoo gaartay shaqaaqadii ka dhacday Magaalada Boosaaso, wuxuu faray dhammaan Ciidamada Puntland in aysan mardanbe dhicin...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qeybteeda 27-aad G/le Maxamed Amiin Cabdulle ayaa uga digay ciidamada inay dhibaateeyaan dadka rayidka ah, isagoo sharaxay hanaanka ay...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 363 xaalado...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo habeenimadii xalay aheyd ka...
Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen iyo Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in xaaladda cakiran ee dalka Soomaaliya kaliya looga gudbi karo in dalka ay...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleed ka Jubbaland ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad,...
Saraakiisha Ciidamada Hay’adda PSF ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ilaa Maanta ay Magaalada Boosaaso kula galeen Ciidamada ka amar qaata Madaxweynaha Puntland,...