Guddiga hirgelinta doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya ergada 6 kursi oo...
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa ka hadlay Wadahadalo socday muddo 3 maalmood ah oo Maamulka...
Allaha u naxariistee waxaa saaka Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku geeriyootay Gabar lagu magacaabi jiray Faaduma Cismaan Aadan Dheeg oo saaka...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa sheegay in heshiis istiraatijiyadeed oo socon doona 25 sano ah oo ay Shiinaha la...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Dalka...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil saaka ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir gaar ahaan Isgoyska Towfiiq, kaasi oo...
Waxaa Maanta oo sabti ah lagu wadaa in Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada...
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan ururka 84-aad guutada 14-ka Octoobar ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo ka dhan ahaa Al-shabaab ka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Bari, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii hore ee...