Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyay 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi...
Qarax Is-miidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa barqadii maanta lala beegsaday gaari uu la socday Afhayeenka Xukuumadda...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay shaaciyeen Jadwalka Doorashada 10 kursi oo kamid...
Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkaan Banaadir, kaasi oo ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Dabka ee...
Shil geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waaberigii hore ee saakay ka dhacay meel u dhow Garoonka diyaaradaha Oshaako ee...
Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Liiska 11-ka kursi ee ugu horreeysa doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan...
Qoraal uu soo saaray Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa lagu shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay baaritaan ku heyso sababta...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow oo Caawa ah shaaciyay qabashada doorashada kuraas farabadan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Madasha Munaasabadda tartanka Doorashada xilka Guddoomiyaha Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa lagu qabtay gudaha hoolka shirarka ee Avisyoni, waxaana xilka isu...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo sabti ah dib...