Afhayeenka Guddiga doorashada heer Federaal Axmed Aadan Safiina oo la hadlay BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in haddii kooramka Golaha Shacabka buuxsamo...
Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika Gen. Towsend ayaa booqasho ku tagay Saldhigga Balli-doogle, halkaasoo xarun...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Magacaabay Gudi Baaris ku sameeya Dilka Taliyihii Saldhiga Booliiska Degmada Beledweyne Allaha u naxariistee Marxuum...
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maanta la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao. Kulanka Wasiirka Warfaafinta,...