Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine oo lagu magacaabo Kharkiv, sida ay warbaahinta u sheegeen...
Waxaa Maanta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka dhacday doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee tirsigiisu yahay Hop#068, kaasi oo...
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al-mukaraha gaar ahaan Isgoyska Shaqaalaha...
Sida ku xusan Qoraal ay Bogga Facebook ku daabaceen militeriga Ukraine dagaalka xooggan ayaa goor dhaw ka bilaawday deegaanka Vasylkiv ee Caasima...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay joojinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo Soomaaliya ku qabatay Magaalada Nairobi ee caasimadda...