Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo sabti ah ay ka dhacdo doorashada saddex kursi oo...
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay inay tagaan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi...
Ciidamada Ammaanka degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay xalay Xaafada Raadeerka ee degmadaas ku qabteen rag Burcad...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa boggaadiyey shaqada RW Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddiyada doorashooyinka taas oo ku aadan...
Qoraal kasoo baxay Xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku booriyay Madasha Wadatashiga Qaran in...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka, waxaa shirkan ka...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan kula yeeshay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya, Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa ka furmaya Shir Wadatashi ah oo u dhexeeya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Xoghayaha guud ee Jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa, Antonio guterres ayaa soo dhoweeyay dhismaha howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Mr;...
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu bogaadiyay dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo...