Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Horumarinta kuwait oo soddon sanno kadib dib u bilaabaya xiriirka iyo wada shaqeynta taageerada dhaqaalaha. Heshiiskaan oo maanta...
Waxaa goordhaw soo dhammaatay tirinta codadka wareegii labaad ee doorashada Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee Gollaha Aqalka Sare ay ku tartamayeen labo Musharax...
Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ay ku...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska Afrika iyo...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa hal maalin gudaheed ku magacaabay 20 masuul oo kala duwan, kuwaasi oo ay...
Gudidda qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa kormeer ku tegay Xarunta Teendhada Afisyoone oo berri 26-ka bishan ay ka dhacayso Doorashada...