Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo talaado ah waxaa ay ku wajahan...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha ayaa warbaahinta la wadaagay xaaladda haslista ah ee abaaraha...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi horudhac u ah safar lagu wado in berri oo...
Qaraxaan oo ahaa mid Miino ayaa barqanimadii Maanta waxaa uu ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, waxaana qaraxa ka dhashay...
Dowladda Turkiga ayaa wali si xoogan u diidan in dowladaha Sweden iyo Finland xubin rasmi ah ka noqdaan ururka Gaashaanbuurta NATO oo...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal Culus oo la sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab xalay saqdii dhexe ay ku...