Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo xalay saqdii dhexe ee lagu garaacay xaafaddo ka tirsan...
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya diyaar garowgii ugu dambeeyay ee Munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in gebi ahaan maalinta berri la joojinayo isku socodka waddooyinka waaweyn...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir-guddoomiyey shir ballaaran oo ay yeesheen Guddida dhaqaalaha ee golaha wasiirrada Somaliland, kaas oo diiradda...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta maamul cusub u kala magacaabay Gobolka Bakool, isagoo xilka qaadis ku...