Beesha Caalamka ayaa ka hadashay rabshado ka dhashay banaanbixii shalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ee looga horjeeday Madaxweyne Muuse...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada...
Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa kasoo degtay diyaaraddo kala sidday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Shakhbout Bin Nahyaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho...
Kolonyo ay wateen Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa kummaandoos DANAB oo ka baxay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa qarax...