Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep...
Allaha u naxariistee waxaa Maanta barqadii khabuuro ku yaalla Xaafadda Halleeye ee duleedka Waqooyi ee Magaalada Hargeysa lagu Aasay meyda fanaanadii hore...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee xafiiskiisa, 4 la-taliyeyaal iyo 3 Agaasime oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay u ambo baxaan dalka Turkiga,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee...
Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku geeriyootay Fannnaanadii Caanka ahayd ee Khadra Daahir Cige oo maalmihii lasoo...