Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Arusha ee dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dawlad-gobolleedka Galmudug....
Booliska iyo dabley hubeysan ayaa waxaa la sheegay inuu dhowr Iska-horimaad ku dhex maray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, Waaxda Dembi-Baarista...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururuka 143-aad ee...
Inta la xaqiijiyay hal Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Canshuurta qaada ee loo yaqaano Minishiibiyada ayaa ku geeriyooday qarax miino ah oo...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiye ayaa soo saartay Qoraal loogu tacsideynayaan dadkii ku geeriyooday Shilkii gaari ee shalay ka dhacay Koonfurta...
Saraakiisha amiga ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen xubno sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab. Hawlgal ka dhacay...
Ugu yaraan 17 xubnood oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Congress-ka Mareykanka ayaa la xiray, xilli ay ka qeyb galayeen mudaaharaad ay...