Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee caasimadda...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa...
Waxaa magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ka qabsoomay shir ay yeesheen laamaha ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ee Gobolkaas, waxaana inta uu...
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimeynta barnaamijka ECF ( Extended Credit Facility) ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Beerxaano oo dhanka koonfur kaga beegan magaalada Baladweyne ee...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula...
Ciidanka deegaanka ee macwiisleyda loo yaqaan ayaa saaka la wareegay gacanta ku heynta degaanka Buurweyn oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Buulo-burde...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaaro geystay oo arroornimadii hore ee saaka oo Arbaco ah ka dhacay deegaanka Farjano oo...
Wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa safar booqasho ku gaaray...