Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo maanta lagu wareejiyay xilka guddoomiyenimo ee Golaha Midowga Dhaqaalaha Wadamada Carabta....
Wararka aan ka heleyno deegaanka Galgala ee galbeedka Gobolka Mudug ayaa sheegaya in duhurnimadii Maanta uu deegaankaasi ka dhacay dagaal u dhexeeyay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay safarkiisi degmada...
Faah faahino ayaa laga helayaa qarax gaari oo Maanta ka dhex dhacay gudaha Xarunta degmada Deyniile ee Gobolkaan Banaadir, kaasi oo geystay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaaro dhaliyey oo Maanta lagu qaaday Isbitaalka Ciidanka xoogga oo ku yaalla degmada Hodan ee...
Kulan Maanta oo Arbaco ah ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu mar kale u baaqday kooram...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka...
Waxaa Maanta magaalada Washington ee dalka Mareykanka ka furmaya Shirka Mareykanka iyo Afrika oo uu martigelinayo Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shirka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga baxay Guddiga Gudiga Maaliyadda ee Taakuleynta...
Weerar ku bilowday qaraxyo iyo dagaal toos ah ayaa waxaa lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afgaanistaan, waxaana...