Wasaaradda Kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka Ukraine ayaa maanta shaacisay in 4 Markab oo ay ku raran yihiin 129,000 tan oo Qamadi ah...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shaaca ka qaaday inuu darawalkiisii gaarka ahaa uu u...
Rag hubeysan oo watay bastoolado ayaa xalay degmada Hiliwaa ee Gobolkaan Banaadir ku dilay nabaddoon caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Xirsi...
Taliska ciidamada Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay soo Bandhigay rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Guddoomiyihii dhallinyarada degmadaas oo lagu magacaabi jiray Maxamed...
Wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliy ayaa Maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, iyagoona halkaas ay kusoo dhaweeyeen...
Diyaarad nooca yar-yar oo Qaad u sidday magaalooyinka Cabudwaaq iyo Gaalkacyo ayaa Maanta ku burburtay meel u dhow Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay doorashada ka dhaceysa Somaliland, xilli uu khilaaf xooggan oo la xiriira doorashada uu ka...
Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Mohamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda XFS Muxudiin Hassan Juris...
Wasiirkii hore ee amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan iyo Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa Maanta oo jimco ah gaaray...