Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo Caawa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dilay Nin kamid ahaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, Madaxweynaha...
14 Kalluumeysato u dhashay dalka Iran ayaa la sii daayey, kadib, markii Wada-xaajood muddo dheer socday laga galay sidii loo sii dayn...
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ahna caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa booqasho ku gaaray Wasiirka Wasaaradda Difaaca...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay xubno ka tirsanaa Golihiisa Wasiirada, isagoona...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda ay fududeeyaan soo gelida magaalada Muqdisho...
Ciidanka ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Ciidamo taabacsan Musharaxiita xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa markale maanta isku hor fadhiya xaafado ka...
Taliska ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn cirka ah oo jimcihii lasoo dhaafay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalkii shalay magaalada Baydhabo ku dhexmaray ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka...