Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa si kulul uga hadlay xasuuqa ay ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ay ka geysteen magaalada Laascaanood ee Xarunta...
Banaanbax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee loo geysanayo Hal-doorka iyo shacabka magaalada Laascaanood ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ka hadlay xaaladda amni ee caasimadda Muqdisho oo biryihii dambe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka...
Xarunta Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa war kooban ka soo saartay bannaanbaxyada rabshadaha wata ee maalmihii ugu dambeysay ka socday Magaalada...
Kooxo burcad hubeysan ayaa toogatay Cismaan Aadan Sheekh Buule, oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee goobaha Ganacsi ku leh dalka Koonfur Afrika....
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan inta badan...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay qalalaasihii ka dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaci Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray Akadeemiye-goboleedka Af...