Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo...
Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib Erdoğan ayaa waxa u qorsheysan inuu maanta oo Arbaco ah uu si kala gaar ah khadka Telefoonka...
Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay qaraxyo Is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolkaas, oo...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Is-miidaamin ah oo arroornimadii hore ee saaka ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalka Cabdifataax...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka...
Rag hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhig ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga Somaliland ay ku leeyihiin gudaha magaalada Laascaanood ee Xarunta...
4 qof ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay labo Helicopter isku dhaceen, xilli ay Hawada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga warbixiyay guulaha laga gaaray 7-dii bilood ee lasoo dhaafay halganka dib...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool...