Horjoogaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa ku hanjabay maanta ” Soomaalidu waxay ku maahmaada: “Ninka aan waxa soo socda garani, waxa joogna ma...
Dawladda Kuuriyada Waaqooyi ayaa sheegtay in gantaalkii ay tijaabisay Axaddii uu ahaa nooc cusub oo awood u leh in uu xambaaro madax...
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weerar toos ah ku qaaday siyaasiyiin qaab qabiil xilal ku raadinaya. Isagoo ka hadlayay Munaasabad lagu...
Waxaa Faah faahino laga helayaa Labo haween ah oo lagu Afduubtay Deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud. Haweenka ayaa la sheegaya in ay...
Magaalada London waxa ka dhacay kulan balladhan oo ay ka soo qaybgaleen Odayaasha, Waxgaradka iyo xubnaha Halgamayaasha ah ee jaaliyadda Khaatumo ee...
Gaas oo meel fagaare ah ka caayay Caasimada Muqdisho itoobiyana Amaan kala dul dhacay +video Halkan riix video daawo
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu kulamo gaar gaar ah la qaatay Siyaasiyiin iyo Odayaal...
Dhowaan waxaa magaalada Berbera booqasho kutagay Wafti ruush ah oo uu hogaaminayo Safiirka Ruushka ufadhiya Dalka Jabuuti. Safiirka Ruushka Ah ayaa shir...
Inta la xaqiijiyay shan ruux ayaa ku dhimatay daadad ka dhashay roobabkii ka da’ay deegaanno ka tirsan gobollada,Mudug,Nugaal iyo Bari,sida laga soo...
Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka socda dhaqdhaqaaq Siyaasadeed oo looga soo horjeedo dowlada...