Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawlgalada...
Waxaa Maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shir u dhexeeyay Wasiirada Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboledyada,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee JFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibbada Caalamka ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa Al-Shabaab waxa ay...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno adag oo xabsi ah ku riday labo nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan...
Ciidamada kummaandooska DANAB ee xoogga dalka iyo kuwa Gor-gor ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay howlgalo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-Shabaab ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta oo talaado ah magacaabay Guddiga qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63-aad ee...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa 36 dambiile oo ajaanib ah lagana soo qabtay xeebaha dalka Soomaaliya, iyaga si sharci darro ah uga kalluumeysanaya...