Kismaayo (HM)-Musharaxiinta is bedel doonka Jubbaland oo maalintii shalay la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed...
Hargeysa (HM) ― Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowr shuruudood ku xidhay isla markaana siyaasadeeyey xaj ay siisay sanadkan Dowladda Dalkaasi...
Laascaanood (HM) – Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay khilaafka u dhexeeya saraakiisha Ciidamada maamulka Somaliland, gaar ahaan taliyaha...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka ee dhawaan...
Muqdisho (HM)-Dowladda Sucuudiga ayaa bilowday hirgalinta qorshe sir ah oo ay kaga cad-goosanayso dowladda Turkey, kaddib markii Maxamed Bin Salmaan uu dulqaad...
Muqdisho (HM)-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale u fariisatay dhagaysiga Dacwadda Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo loo haystay qalqal gelinta...
Laascaanod ( HM )-Dablay hubaysan ayaa Habaynkii Xalay Waxay weerar ku qaadeen qaybta booliska gobolka Sool iyo saldhiga dhexe ee magaalada laasaanood, halkaas...
Laascaanood (HM)-Kooxda la’adagaallanka Burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaanno CGPCS, ayaa si adag maamulka Somaliland ugu cambaaraysay, siidaynta 19 Burcad-badeed ah oo...
Hargeisa ( HM ) Mudanayaasha golaha wakiillada maamulka Somaliland ee kasoo gala gobollada Sool, Sanaag iyo Awdal ayaa ka baxay fadhigii golaha...
Hargeysa (HM)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheega in Xildhibaanada golaha wakiilada maamulka Soomaliland ugu jira gobolada Awdal, Sool iyo Sanaag...