Garoowe (HM)-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka hadlay Beelo dhawaan sheegay inay ku dhaqmayaan shareecada islaamka...
Muqdisho (HM) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweynaha ayaa...
Garowe (HM) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhammaan dadka Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidul Adxaa. Deni...
Muqdisho (HM)-Su’aalo kala duwan ayaa laga keenay warbixintii shalay Wasaaradda Amniga ka soo saartay kiiska Baaritaanka qaraxii 24-kii bishii July ka dhacay...
Jigjiga (HM)-Xisbiga hoggaamiya tallada dalka Ethiopia ee EPRDF ayaa ku dhowaaqay Jimcihii shalay in doorasho guud ay ka dhici doonto dalka Ethiopia...
Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka war-hayaan qaar ka mid ah sharkaddihii loogu tala-galay in ay dabaabulaan xujeyda Soomaaliyeed si...
Muqdisho (HM)-Soomaalida sanadkan xajineysa ayaa saakay ka soo ambabaxay degaanka Mina iyaga oo ku soo jiheystay deegaanka Carrafo, halkaasi oo muslimiinta ku...
Muqdisho ( HM ) Baadhitaan laga sameeyay qaraxii uu ku dhintey guddoomiyihii hore ee gobolka Banadir iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta gobolka...
Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Barnaamij gaara oo ku saabsan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan doorashada Jubaland, oo ay aad...
Muqdisho (HM)-Baadhitaano laga sameeyay qaraxii uu ku dhintey guddoomiyihii hore ee gobolka Banadir iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ayaa waxaa...