Laascaanood (HM)-Ciidamada Amniga maamulka Puntland ayaa degmada Badhan ee gobolka Sanaag ku qabtay xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin malayshiyaadka...
Laascaanood (HM) – Boqolaal Xujey Soomaali ah ku sugan magaalada Makka ayaa sheegay inaysan weli gudanin waajibaadka xajka iyaga oo eedo u jeediyey shirkadaha...
Muqdisho (HM)-Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ayaa shaacisay in ay “qasab tahay” in ay hirgalaan go’aanadda ay soo saarto xili lagu wado in ay...
Ceerigaabo ( HM ) Deegaanka Ceel-Afwayn ee Gobolka Sanaag waxaa Weerar Hubaysan ka gaystay Dablay Hubaysan, kuwaasi oo dilay 5- Ruux. HALKAN...
Kismaayo ( HM) Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay Liiska xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland....
Hargeisa ( HM) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud [Aadan Siiro ] oo Maanta Salaadii Ciida Khudbad ka jeediyey magaalada Hargeisa, ayaa madaxwaynaha Somaliland...
Kismaayo (HM) –Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa uga digay in dowladda Soomaaliya in faro-gelinta ay ka waddo Jubaland...
Ceerigaabo (HM ) Mudooyinkii dambeeyay waxaa ka socday magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Waan-waan ay Odayaasha dhaqanku ka dhex wadaan Jabhada Kornayl...
Kismaayo (HM)-Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland....
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka. Geesta kale, Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka...