Site icon HORUFADHI MEDIA |

Xukuumadda Israel oo dhumisay sharciyadii & Jahwareer siyaasadeed oo ka taagan

Xukuumaddii Israel ayaa dhumisay sharciyadii ka dib markii ay ka baxsatay haweenaydii sababta u ahayd in Nafteli Benet uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalkaas.

Xukuumadda Tel Aviv ayaa afka ciida darsatay, ka dib markii xildhibaankii 61-aad ee Aqalka Knesset ku ay iska casishay dawladda wadaaga ah, ka dibna telefoonka ka densatay Ra’iisul Wasaaraha.

Barlamaanka Yahuuda ayaa ka kooban 120, waxana cod dheerida lagu doortaa Ra’iisul Wasaaraha.

Xukuumadda Tel Aviv ayaa geli doonta Jahwareer siyaasadeed,

Wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka kala soco Horufadhi Media

 

Exit mobile version