Site icon HORUFADHI MEDIA |

Wararkii ugu dambeeyay Dad ku le’day Dhul gariir xoogan oo ka dhacay Iiraan

Dhul gariir xooggan oo ka dhacay dalka Iran ayaa sababay dhimashada saddex qof iyo 12 dhaawac ah, Dhulgariirkan ayaa ka dhacay Gobolka Hormozgan ee dalka Iraan iyadoo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.1 sida ay ku warantay  wakaaladda wararka ee Iraan,isagoo geystay burbur hantiyeed.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay in ka badan 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhulgariir cabbirkiisu ahaa 6.1 uu ku dhuftay gobolka Hormozgan ee dalka Iiraan subaxnimadii Sabtida, sida ay sheegtay warbaahintu.

Shan iyo toban dhul gariir oo kale dhacay daqiiqado kadib dhulgariirkii ugu horeeyay, oo uu ku jiro mid cabirkiisu yahay 6.1 iyo mid kale oo cabirkiisu ahaa 6.3, ayay tiri wakaalada wararka ee Far

Cutubyo ka tirsan Ilaalada Kacaanka Iran ayaa loo diray gobollada uu dhulgariirka ku dhuftay si ay u xaqiijiyaan ammaanka oo ay u caawiyaan dadka deegaanka

Exit mobile version