Site icon HORUFADHI MEDIA |

WAR DEG DEG: Ra’iisul Wasaarihii Ingiriiska oo ku dhawaaqay inuu is Casilay

Ra’iisul Wasaarihii dalka Ingiriiska Boris  Johnson ayaa oggolaaday inuu iska casilo xilkaasi  kadib, markii uu wajahay culaysyo ku khadbayo iniu xilka ka dego.

In ka badan 50 xubnood oo ka tirsan xukuumada Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay iska casilay xilalkii ka hayeen Maamulka RW Johnson.

Dhanka kale, Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Labour Party,  Keir Starmer waxa uu ku tilmaamay Go’aanka uu RW Johnson isku casilay Horumar War u Wanaagsan dalka UK.

Exit mobile version