Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Shir Balaadhan Ku Yeeshay Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Gaar ahaan Madaxdhaqameedka, Cuqaasha iyo Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Waxayna Shirkooda Ku Diideen Shirka Burco iyo Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland.
HALKANI KA DAAWO VEDIO
Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaana Ka Digay in Shirkaasi ay ka Qayb Galaan Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Waxana Kaloo uu Garaadku sheegay inuu Buuhoodle ka Furmayo Shirwaynaha Midayda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.
Dhagjar12@gmail.com