Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ah oo la shaaciyay xuseen waashitoon 2 years ago Waxaa goordhweyd la shaaciyay Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ka soo galayaGobolada waqooyi ee Somaliland,waxaana si toos ah doorashada kuraastaasi looguda gali doonaa Maalmaha soo socda.