HORUFADHI MEDIA |

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka horyimid Go’aankii Guddoomiye Geelle

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in qabanayaan doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Guddoonka guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay sheegeen in doorashada Kuraastaasi dib loogu laaban doono.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddiga doorashooyinka KGS ayaa waxaa lagu sheegay in horay loo fasaxay kuraastaasi, haatanna aysan jirin sabab mar kale dib loogu laabto.

“Kursiga HOP#103 horaa loo fasaxay, HOP#154 cid ka dacwooneysa lama haayo, Guddiga FEIT ha ka shaqeeyo danaha ummada, doorashada carqalada halaga daayo” ayaa lagu yiri qayb ka mid ah Qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed.

Exit mobile version