Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Mamulka khaatumo Abshir Cabdicasis aya Ka Hadlay Mowqifka Mamulka khaatumo Uu Ka Qabo Hishiiska Dhex Maray Beelaha Colaadu ay ku dhex martay Koonfurta Gobolka Sool, Wuxuuna sheegay inay aad ugu Farax san yihiin Go’aankaasi