Site icon HORUFADHI MEDIA |

Biden oo shaaciyey Tirada dadka Maraykanka ee lagu dilay Dagaalka XAMAAS

Qoraal uu Madaxweynaha dalka Maraykanka,  Joe Biden soo saaray ayuu ku xaqiijiyey Geerida 11 Muwaadiniin Maraykan ee ku dhintay Dagaalka u dhexeeya Israel iyo XAMAAS  halka kuwo badan laga cabsi qabo in la qafaashay.

Waxa u intaasi ku daray inay Saraakiisha Israel kala shaqeynayaan sidii Faahfaahin dheeraad ah looga heli lahaa Muwaadiniinta Maraykanka ee la la’ yahay.

Dhinaca kale, Tirada dadka   ay XAMAAS gacanta ku dhigeen waxay gaarayaan in ka badan 100 qof, halka ay Islamic Jihad sheegeen inay hayaan 30 La-hayste.

Exit mobile version