WARARKA SOOMAALI

Yaabka Daawo Amiir Ka Tirsan Boqortooyada Sacuudiga Oo Dahab Ku Taxay Adhigiisa

By Top News

May 21, 2017

Nin sacuudiyaan ah oo kamidah qoyska Reer boqor ee wadankaasi sacuudiga kataliya ayaa dadka hortooda kusoo bandhigay Arin dad badani uqaadan waayeen. Kadib markii uu Adhi farabadan uu lahaa uu kusoo sharaxay ama usoo xidhay Dahab qaali Ah.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO