HORUFADHI MEDIA |

War gelin: Shirwayne Muhiima oo looga Hadlayo Xaaladaha Adag ee ka taagan Deegaanada Khaatumo Xiligan (Akhri)

Waxaan dhamaan ugu baaqayaa Jaaliyadaha iyo dadweynaha reer Khaatumo ee dunida dacaladeeda ku nool, in uu jiro Shirweyne  dhinaca Taleefanka ah hadii alle idmo maalinta  Sabtida 22 April 2017 :  Wakhtiga : 5:00pm London Time  – 7:00pm East Africa.

Shirweynahaas oo ay kasoo qeybgali doonaan Madaxda Maamulka khaatumo, Waxgaradka, Siyaasiyiinta, Ganacsato, Ururada Bulshada iyo dhamaan Jaaliyadaha Khaatumo.

Shirkan oo runtii ah mid ka duwan shirarkii hore aadna xasaasi u ah, waxaa lagaga hadli doona – Xaaladaha ka taagan degaan ka Abaaraha Baahsan iyo Xanuunada fidaya  iyo  Xaaladaha u dambeeyey ee degaamada khaatumo.

Waxaa dhamaan umada reer khaatumo laga codsanayaa dibad iyo gudaba in ay si hagar la’aana uga soo qeyb galaan shirkaas gacana uga gaystaan wax qabad ka lagama maarmaan ka ah ee la gudboon.

LOCAL ACCESSAustralia +61 (0) 3 86720105,  United Kingdom +44 (0) 330 606 0515,, Denmark +45 (0) 78 77 21 83,,  Norway: +47 (0) 2193 0645,,  Sweden: +46 (0) 812410712,,  Holland: +31 (0) 635205032,, Germany: +49 (0) 69 1200 650 760,,  France: +33 (0) 755 50 07 10.

Wixii Faah faahin ee Dheeraad ah iyo Furaha kala Xidhiidh :

Eng. Mohamed jibriil Uk‪+44 7908 603778‬

Abdirazak Osman Sweden  0046790244442

Ubax Cabdi Olol Amercia +1 (612) 501-7776

Exit mobile version