Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Buuhoodle C/fataax Cali Cawil Ayaa Maanta Booqday Deegaanada Bari Kaga Beegan Buuhoodle Gaar ahaan Deegaanka Banyaal iyo Sarmaantuke Deegaanadaasi oo ay Ku sugan Yihiin Qoysas Barakacyaal ah oo Dhamaan Xoolihii ay Dhaafeeen Xiligan.
Waftigani Ayaana Maalintii Labaad Deegaanadaasi Ku Maraya Kormeer Balaadhan oo indho indhan ahay Waxaana Waftigani Ay Qiimay Balaadhan Ku samaynayaa Guud ahaan Xaalada Deegaankaasi iyo Waliba Dadka Barakacyaasha ah ee Xoolihii ay Dhaafeen Xilian Kuwaasi oo u Baahan Gar Gaar Deg Deg ah.