Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta Deegaanada Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa ayaa Ka Hadlay Xaalada Deegaanka Tukaraq oo Dhawaan Maamulka Somaliland Halkaasi Weerar Ku soo Qaaday.
Dhinaca Kale Abwaanka ayaa soo Dhaweeyey Go,aankii Isimada Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Canbaareeyeen Weerarkaasi Halkaasi Lagu soo Qaaday” Waxaana Dhinaca Kale uu Maamulka Puntlan ku eedeeyey inay Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn u Gacan Galiyeen Maamulka Somaliland…