WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wasiirkii arrimaha gudaha Maamulka Khaatumo oo iscasilay iyo arrimo badan oo uu Banaanka soo dhigay-Video

By A A K

January 16, 2018

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Warbaahinta Lagu Hadlay Wasiirkii Arimaha Gudaha Khaatumo Abdikariim Maxamuud Dhagaweel Waxaana uu sheegay inuu Iska Casilay Xilka Wasiirka Arimaha Gudaha ee Khaatumo Xili oo Warbaahinta La Hadlay.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Wasiirka Ayaa Dhinaca Kale Dhaliilay Qaabka Madaxwaynaha Khaatumo Haatan u shaqaynayo Waxaana uu sheegay in Hogaankii Khaatumo Isku Koobay Dr Cali Khaliif” Sidaasi Darteena uu Xilkaasi Maanta Iscasilay.

 

Dhagjar12@gmail.com