Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Khaatumo Abdikariim Maxamuud Dhagaweel Ayaa Ka Hadlay Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland Dhinaca Kale Wasiirka ayaa ka Hadlay Xaalada Amaanka ee Buuhoodle Gaar ahaan Nabad Galiyada.
HALKANI KA DAAWO VEDIO
Wasiirka Ayaa Faah Faahin Dheeraad ah ka Bixiyey Qaabka uu Wadahalkaasi Haatan u Bilaabay iyo Shir Dhawaan Lagu Qabanayo Magaalada Burco Kaasi oo Beelaha Deegaanada Khaatumo Ka Qayb Gali Doonaan.
Horufadhi@gmail.com