WARARKA SOOMAALI

Vedio” Ururka Gar Gaar oo ka Hawl Gala Buuhoodle ayaa Deeq Gaadhsiiyey Isbitaalka Buuhoodle

By A A K

April 12, 2017

Ururka Gar Gaar oo ka Shaqeeya Arimaha Samafalka ee Buuhoodle Ayaa Deeq Isagu Jira Biyo iyo Agabka Hurda Waxaa uu Gaadhsiiyey Isbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle Isbitaalkaasi oo Haatani ay Ku sugan Yihiin Dad Farabadan oo haatan u soo Dhacay Cudurka Shuban Biyoodka.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Abdilaahi Jamac Haaruun oo kamid ah Madaxda Sare Sare ee Ururkaasi Gar Gaar Waxaana uu ka Warbixiye Deeqdani ay Maanta Gaadhsiiyeen Isbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle.