Suldaan Maxamed Adan Golcad oo Kamid ah Golaha Sare ee Dhaqanka Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa Hanbaliyo u Diray Ugaas Maxamuud Ugaas Abilaahi Ciise Nuur oo Dhawaan Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Buuro Wadal ee Gobolka Sool.
Suldaan Maxamed Adan Golcad ayaana Kamid ahaa Isimadii iyo Waxgaradkii Ka Qayb Galay Munaasabaadi Caleemo Saarka ah ee Ka Dhacday Deegaankaasi Buuro Wadal ee Gobolka Sool oo Salaadiin Farabadan oo Somaliyeed ay ka Qayb Galeen
Horufadhi@gmail.com