Madaxda Maamulka Khaatumo Gaar ahaan Madaxwayne Cali Khaliif iyo Qaarkamid ah Wasiiradiisa Maamulkaasi Khaatumo Ayaa Tacsi u Diray Eheladii uu Ka Geeriyooday Xildhibaan C/raxmaan Talyanle oo Kamid ahaa Golaha Wakiilada ee Somaliland.
Xildhibaanka Ayaana Ku Geeriyooday Wadankaasi Indina Habeenimadii Xalay Madaxwaynah Cali Khaliif Ayaana Tacsi Gaar ah u Diray Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Xildhibaan C/raxaan Talyanle