Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Maamulka Khaatumo Ayaa Magaalada Buuhoodle Ku soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan oo Ka Socda Ha,yada Muslim ineed oo Fadhigeedu Yahay Wadanka Uk” Ha,yadaasi Ayaana Magaalada Buuhoodle Ka Qaybisay Gar Gaar Balaadhan oo Raashin ah oo La Gaadhsiiyey Barakacyaasha Buuhoodle iyo Xarunta Agoonta ee Buuhoodle.
HALKANI KA DAAWO VEDIO
Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Khaatumo Maxamed Cali Bashiir iyo Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Ahmed Xaaji Cali iyo Xildhibaano Ayaana Ha,yadaas Ku soo Dhaweeyey Magalada Buuhoodle” Waxana Masuuliyiinta Ha,yadaasi Ay Booqdeen Goobo Muhiim ah oo Kuyaala Buuhoodle.
Dhagjar12@gmail.com