Site icon HORUFADHI MEDIA |

Vedio” Khadar Salaad oo Kamid ah Qurba Joogta Khaatumo oo Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Isbitaalka Buuhoodle

Khadar Salaad oo Kamid ah Qurba Jooga Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa ayaa Maanta Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Isbitaalka Daryeel ee Buuhoodle oo haatan Lagu Daawaynayo Bukaanadii uu ku dhacay Cudurka Shuban Biyoodku ee Magaalada Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Deeqdaasi Ayaana Waxaa Maamulka Isbitaalka Daryeel Ku Wareejiye Cali Dhagjar oo kamid ah Bahda Wariyaasha ee Buuhoodle oo Isgau Deeqdaasi Wakiil uga ahaa Khadar Salaad Waxaana Biyahaasi ay Dhamaayaan 150 Kartoon oo Biyaha Macaan oo Dadkaasi Jilicdan Loogu Talo Galay.

 

Horufadhi@gmail.com

 

 

Exit mobile version